Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gaaray kilinka Oromada ee Jabuuti halkaas oo uu ku soo dhaweeyay raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed. Waxa gobolka Oromada ka socda bandhiga sanadlaha ee qowmiyada Oromada.
Madaxda kale ee ka soo qaybgalaya ayaa waxa ka mida madaxweynaha Suudaan. Lama sheegin in madaxweyne Farmaajo ka qaybgeli doono. Xiriirka wadamada geeska ayaa maraya meel aad u fiican.
Madaxweynaha Jabuuti iyo kan Itoobiya ayaa si gaara isla soo qaadi doona colaadaha laga abuurey magaalooyinka Somali galbeed iyo halka uu marayo xiriirka Jabuuti iyo Eriteriya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay