14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Jabuuti oo ku qosley urur diimeed aan hubeysnayn oo muslimiinta gaaleeya

Madaxweynaha Jabuuti ayaa ku qosley urur diimeed aan hubeysnayn oo muslimiinta gaaleeya. Geelle ayaa sheegay in saxafiyiintu fasiran kooxdan hore u jirtey kana soo farcameen argagixisooyinka hadda ka jira caalamka.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS