18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Jabuuti oo war ka farxiya fanaaniinta dalkaasi soo saaray

Madaxweynaha Jabuuti ayaa war ka farxiya fanaaniinta dalkaasi soo saaray. Ismaaciil Cumar Geelle oo lagu yaqaan nin dhaqankiisa jecel ayaa sheegay in fanaanta dalkiisu heli doonaan caafimaad bilaasha.

Waxase ugu daran masaakiinta dalkaasi oo qaarkood aan lahayn caafimaad sugan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=R3yT765Xu0k[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS