X

Madaxweynaha Jabuuti oo war ka soo saaray inuu booqanayo Eriteriya

Madaxweynaha Jabuuti ayaa war ka soo saaray inuu booqanayo Eriteriya. Intii Itoobiya xiriirka u soo celisay Eritariya wilaa dhowr madaxweyne oo geeska Afrika ayaa ku baaqay inay tagayaan Eritariya ayadoo madaxweyne Farmnaajo tagey.


Wasiirka Arrimaha dibadda dowladda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in aysan dhici doonin in Madaxweyne Geelle uu taggo Eriteriya inta laga xalinaayo dhibka jira.

Waxaa uu sheegay in xiisada ka dhaxeysa dowladdaha Jabuuti iyo Eritariya ay wali taagan tahay, islamarkaana aysan dhicin doonin Madaxweynaha uu taggo dal Cadow ku ah.


Eriteriya ayaa ku soo xad gudubtey xadka Jabuuti haddana waxay dabada ku wadataa cadowga Jabuuti sida Imaaraadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.