21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Jabuuti oo xadhiga ka jaray dhismeyaal cusub

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa xadhigha ka Jaray dhismeyaal guryo ah oo laga furey gobolka Tajoora. Dhismeyaashan cusub maaha mid ay dawlada Jabuuti hirgelisay waase mid uu hirgeliyay ganacsade ka soo jeeda gobolkaasi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS