X

Madaxweynaha Khaatumo oo dibedda u saaray isku dir Cali Khaliif ka dhexbilaabay Dhulbahante

Madaxweynaha Khaatumo Cabdi Cagalule ayaa dibedda u saaray isku dirka Cali Khaliif ka dhexbilaabay Dhulbahante dhexdiisa. Cabdi Cagalule oo sanadkii hore loo doortey madaxweynaha Khaatumo ayaa isku dhiibey Muuse Biixi.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3aZuCzGei04[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.