X

Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Beljimka oo shir ka furmayo : SAWIRO

Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Beljimka oo shir bahdila loo fureyo. Shirka madaxweynaha Somaliya ka qaybgalayo oo ay diyaariyeen dawladaha gacanta ku haya dalka ayaa waxa ku casuuman maamul jufeedyada qaar.


Shirkan dawladaha gacanta ku haya dhaqaalaha ku baxa ciidanka Amisom ay diyaariyeen ayaa waxa hoos socda shir kale oo ay diyaariyeen mashruuc jadiidin ah oo maamulkii hore ee Xasan Sheekh laga saxiixay.


Waa shir Sharaf dhac ku ah dawlada Somaliya iyo dadkeedaba ayuu yiri muwaadin Somaliyed oo jooga Beljimka waayo ayuu raaciyay waxa socota qaybi oo xukun.

Wefdiga madaxweynaha ayaa waxa soo dhaweysay madax ka tirsan Beljimka iyo jaaliyada Somaliyeed ee joogta Beljimka.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.