November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Khaatumo oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasaarada iyo lacagta Hargeysa uu ka digey

Madaxweynaha Khaatumo State ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasaarada isagoo magacaabay kuwo cusub halka kuwii horena la geeyay meelo cusub. Madaxweynaha oo ku sugan Balicad ayaa sameeyay wasaarado cusub. Wuxuu ka digey in shilinka maamulka Hargeysa ee suuqyada lagu sameeyo la soo geliyo dhulka Khaatumo.

Dhanka kale madaxweynaha maamulka khaatumo waxa u umagacaabay gudida wada xaajoodka maamulka khaatumo uu u xushay danaha maamulkooda iyo wixii Laga Maarmi Waayo ee Maamulku  Xal u arko.

1 Cismaan Xasan Xaaji Cumar

2 Cali Ciise Cabdi

3 Nuur Maxamed Gaas

4 Maxamed C/raxmaan X Ibraahin

5 C/rashiid Macalin  Faarax

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM