November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay in maamulkiisu ku biiriyo Puntland

Madaxweynaha Khaatumo ayaa ka hadlay in maamulkiisu ku biiriyo Puntland xilli garabkii Cali Khaliif isku dhiibeen Somaliland hadana sugayaan in Muuse Biixi hirgeliyo heshiiskii.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=NyTlDWOArmU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS