X

Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay maxaabiis ka soo goostey xabsiga Laascaanood

Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif ayaa ka hadlay maxaabiis ka soo goostey xabsiga Laascaanood oo yimi Ballicad. Prof Galayr ayaa sheegay in ay muujinayso cabudhinta ay shacabka ku hayaan kuwa u adeega maamulka Hargeysa. Maxaabiistaas ayaa lagu ciidanka maamulka Khaatumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.