X

ARAG barnaamij xiise leh oo ciida ay u diyaariyeen bahda telefishanka qaranka ee London iyo fanaan wacdaro dhigey

Fanaaniinta London qaarkii loo jeclaa oo wacdaro ka dhigey barnaamij loogu talogalay munaasabada ciida. Fanaaniinta kale ee ka qaygalaysa waxa kale ee ku jira Xidigaha geeska, Axmed Biif, Gaadaco iyo kuwo kale oo farabadan ayaa soo bandhigey heeso cusub iyo kuwii hore.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.