Madaxweynaha Khaatumo Cagalule ayaa sheegay in hadda loo midoobey la dagaalanka Muuse Biixi. Cagalule oo hadda ku sugnaa Garoowe ayaa sheegay in Dhulbahante hadda wada dareemeen in loo midoobe la dagaalanka Muuse Biixi.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Be4c8iEXWZg[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay