Madaxweynaha la doortey ee Sinigaal Adama ayaa talaabo foolxun qaaday kadib Sinigaal oo ciidamo keentay xadka ay waxba qaadi waydey iyadoo xalay ay ahayd markii loo qabtey in uu iscasilo.
Madaxweynaha la doortey oo la moodayay waxgarad ayaa soo dhigey baraha bulshada in uu maanta is caleemo saarayo iskuna caleemo saarayo Sinigaal.
Gambiya ayaa ah dalyar oo gumaystuhu ka soo kala jaray Nayjeeriya iyo Sinigaal wuxuuna leeyahay xeeb ay reer galbeedku u yimaadaan dalxiiska.
Wadamada Nayjeeriya iyo Sinigaal ayaa raba in ay dalka dib u burburiyaan halkii la raadin lahaa xalkale. Waxa durba qaxaya boqolaal masaakiina oo ka ordaya ciidanka xadka yimi una qaxaya Sinigaal.
Rashiid Ceelaayo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay