X

Madaxweynaha Maraykanka muxuu ka yiri tirada qaxootiga uu ogolaanayo

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joo Baydan ayaa balan qaaday inuu kordhinayo tirada qaxootiga ee uu ogolaanayo inay dalka soo galaan sanadada soo socda xilli tirada ay yaraatey tirada dalkaasi Maraykanka.


Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu ku dhawaaqo tirada qaxootiga ee soo galaya oo la filayo inay noqonto 125 kun sanadkii taas oo kor dhaafaya tirada uu ku joojiyay xagjir Taram.


Waxa jira qaxooti badan oo sugaya inay la midoobaan qoysaskooda oo jooga dalal ay ku jirto Somaliya oo fursad heli doona. Qoondada cusub ayaa bilaabmi doonta bisha Oktoober oo ay khaais noqonayso sharciga uu dhogey xagjir Taram.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.