X

Madaxweynaha Maraykanka oo bilaabay inuu caayo Buutin muxuuse qaadi karaa?

BIDEN ARAABINEWS

Kadib markii uu fashilmay cunaqatayntii uu ku soo rogey Ruushka ee uu u baryay reer Yurub oo dhan ayna socon wayday ayuu hadda bilaabay Joon Baydan inuu si toosa u caayo Buutin. Lacagat Ruushka ayaa hadda kor uu u kacay qiimaheeda.


Waxaa wax lagu qoslo ah inuu adeegsaday erayo hore u fashilmay oo Maraykanku inta badan adeegsado kuwa kalana ka min-guurinyeen oo ah waa kalidii taliye iyo waa dembiile.

Joon Baydan oo ka mid ahaa mamulkii Obaama ee daadiyay kumanaan dhiiga reer Liibiya ah dalkaasina ilaa hadda ka soo kaban la’yahay burburka ayaa isleh ka cadhaysii Buutin, waxaadse is weydiin kartaa muxuu qaadi karaa Baydan?.


Jawaabtu waa waxba waana ta kaliftey inuu bilaabo inuu adeegsado erayo noocana ayuu yiri Xuseen Warsame. Hadalada noocana ayaa runtii takooraysa reer Galbeedka waxana rumoyday inay burbureyso awoodii dhaqaale ee ay ku maamulaayeen aduunka maadaama tii milatari Ruushku uga adkaaday ayuu raaciyay Xuseen Warsame.


Lacagta Ruushak ee Ruubalka oo hadda kor u sii kacayso qimaheeda ayaatusaale u ah in cunaqatayntii fashilmay. Haddana aduunka kale waaba arkaan sida wax u socdaan wayna ka go’an tahay in dhawaan ay go’aan ka qaadan doonaan inay xulufo samaystaan ayuu qabaa Xirsi Warfaa.



Reer galbeedka ayaa awal iibin jirey waxay ugu yeeraan dimoqraadi oo ah khaniisiinta oo bata iyo naagaha isla nool oo bata iyo bugta xoriyad ku sheega intiina waa burburtey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.