X

Dr Xaamud aw Cali Maasheeye oo ka waramay warqado laga gudbiyay Muuse Biixi

Shacabka reer Woqooyiga ee degan magaalada Waashinton ee dalkaasi Maraykanka ayaa dibedbax kala hortagay horjooge Muuse Bixi oo ay Maraykanka ku casuuntey hay’ad NGO asagoo sheeganaya in dhul Woqooyi la yiraa uu goostey.


Dr Xaamud Aw Cali Maasheeye ayaa sheegay inay dalka Maraykanka u gudbiyeen warqado si cad u sheegaya xaqiiqda ka jirta gobolada Woqooyi oo Maraykanku ku soo hungoobin isagoo isleh Shiinaha ugu gabada.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.