Qaahira–Madaxweynaha Masar Sisi ayaa si xun u cambaareeyay argagixisada Daacish oo gawracday 21 Masaari kiristaana oo ka xoogsanayay dalka burburay ee Liibiya. Masaakiintan ayaa argagixisadu qabteen kadibna wada gawraceen taas oo uu muujinaysa waxa ay yihiin.
Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in uu kala baxayo dadkiisa dalkaasi Liibiya oo hadda Daacish timi, wuxuuna wacad ku maray in uu baacsan doono.
Madaxweynaha Masar ayaa ka fikiraya sidii uu jawaab fiican uga bixin lahaa xasuuqan loo gaystay masaakiin aan waxba galabsan oo Liibiya ka xoogsanayay, waxayna muujinaysaa in argagixisada Daacish Liibiya joogto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay