November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Masar oo jaahil Makroon u sharaxay micnaha xoriyada hadalka

Madaxweynaha Masar iyo jaahil Makroon ayaa isku af-garan waayay micnaha xoriyada hadalka kadib markii laba bilood kahor uu taageeray sawiro aflagaado loogu gaystey diinteena iyo rasuulkeena.



Madaxweynaha Masar ayaa la sheegay inuu Faransiiska u tagey inuu hub ka soo iibsado. Hubkaas ayaan la sheegin nooca uu yahay xilli ay dagaal hoose iskula jiraan Turkiga.

Masar iyo Faransiiska ayaa ah xulafo marka ay noqoto xiisada Liibiya. Waxase madaxweynuhu cadeeyay in xoriyada hadalku joogsato marka wax loo dhimayo 1.5 bilyan Muslimiina.



Jaahil Makroon ayaa sheegay inuu caabudo qofka halka Masar ay caabudaan diinta RABI soo dejiyay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS