X

Madaxweynaha oo ergo u direy kooxda haysata laba horjooge ee Siciid Deni iyo Axmed Madoobe

Waxa la soo xirey shirkii wadatashiga doorashada ee baryahanba ka socday xaruntii ciidanka cirka ee Afisiyoone ee magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa u afduuban kooxda sheegata beesha caalamka oo laba horjooge ku haysata xerada XALANE.


Madaxweynaha ayaa ergo u direy ugu tagta xarunta XALANE ee ay hoosta uga jiraan kooxda sheegata beesha caalamka oo rabta in shirkan iyagu la wareegaan kadibna ay doorasho ay qabtaan aanu ku jirin madaxweyne Farmaajo.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.