X

Madaxweynaha oo furey shirkii doorashada ee kooxda beesha caalamku ku dheganayd

Waxa xeradii ciidanka cirka ee magaalada Muqdusho ka furmay shirkii doorashada oo aad u daahay kadib markii kooxda sheegata beesha caalamka ay ku dheganayd.


Waxa shirka yimi laba horjooge oo u shaqeeya kooxda beesha sheegata caalamka oo muddo lagu hayay xerada XALANE halkaas oo ay rabeen in shirka iyo doorashadaba loo wareejo.


Wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in shirku dib u furmay oo madaxweynaha uu yimi xilli hore. shirka doorashada ayay ahayd in la saxiixo bishii laabaad ee sanadkan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.