X

Taliyaha ciidanka lugta oo ka waramay jabkii lagu dhigey argagixisada

Taliyaha ciidanka lugta jeneraal Biixi ayaa ka waramay jabkii loo gaystey dhigmiiratada argagixisada shabaab ee Kiiniya taageerto. Taliyaha oo dhexjooga Bariire ayaa sheegay inay meydkooda ka carareen.


”U malayn maayo inay mardambe soo weerari doonaan xero ciidan ayuu yiri taliye Biixi oo isagu aan ka fogeyn meelkasta oo ciidanku dagaal ku galayo.

Dagaalka ayaa dhiigmiiratadu soo qaadeen subax hore oo ay is lahaayeen ciidanku waa hurdaa laakiin la tusay waxay yihiin ayadoo laga furtey dhamaan waxay haysteen.

Ilaa 4 ka mida ciidanka ayaa ku shahiiday halka meydkoodu waran yahay wadada.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.