X

Madaxweynaha oo joojiyay magacaabis musuqa oo Baahane ku kacay

Madaxweyne Farmaajo oo wareegto ku joojiyay magacaabis uu sameeyay Rooble Baahane. Magacaabistaan ayaa inta badan la sameeyay markii la dhaariyay barlamaanka cusub. ”Waa musuqii ugu xumaa ee Rooble BAAHANE ku kaco muddada yar ee uag hadhay xilka ayuu yiri Cali Calasow.


Wareegtada ayaa lagu sheegay in dhamaan magacaabistii la sameeyay ayna waxba ka jirin oo masuul kasta hayn karo shaqadiisa inta la dooranayo xukuumad cusub oo uu hogaamiyo raiisal wasaare cusub.


Maaha markii ugu horeysay ee Rooble baahane uu musuqo dalka. Wuxuu hore u gatay boosas ay danta guud lahayd ilaa haddana aan la soo taagin mazkamad.



”Waxa aad is weydin kartaa dalku maheli doonaa cadaalad ama shacabka Soamliyeed ma heli doonaa cadaalad ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.