X

Madaxweynaha oo u mahadceliyay xubnaha guddiga maalmaha xoriyada

Madaxweynaha Somaliya ayaa u mahadceliyay xubnaha guddiga maalmaha xoriyada xaflad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa madaxweynuhu tilmaamay sida wacan ee hawshan loo gutey. Maalmahan xoriyada ayaa sanadkan loo muujiyay si aan hore arag.



C/llaahi warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.