X

Ciidul adxa oo la sheegay xilliga ay noqonayso bishan

Sacuudiga ayaa sheegay in berito bishu tahay 30-ka Dhulxijah isla markaana maalinta Isniinta ee 19-ka bishan la taagan yahay Xarafa. Maalinta Salaasada ee bishan tahay 20-kana ay maalinta Ciidul adxa.


Xujaajta sanadkan tagtey xajka ayaa waxa lagu koobay 60kun oo xujaaj oo ka imaanaya isla Sacuudiga laftiisa. Waa marki labaad ee Sacuudigu xadiday tirada dadka imaanaya xajka.


Muslimiin badan ayaa aad uga xanaaqay xiritaanka xajka sanadkii labaad, waxayna ku sifeeyeen inay raacayaan talooyin ka imaanaya reer galbeedka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.