November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Puntland ayaa booqday Kismaayo halkaas oo uu la kulmay Axmed Madoobe+MUUQAAL

WP_20150303_006Kismaayo–Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa booqday Kismaayo halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay. Xiriir siyaasadeed oo qabiil ku salaysan ayaa ka dhexeeya Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe oo isku arka in ay ku gulaysteen in ay dhistaan laba maamul.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS