November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Puntland oo furey kalfadhiga barlamaanka digniina ka direy in federal laga leexdo+MAQAL+Sawiro

Garoowe–Madaxweynaha Puntland ayaa furey kalfadhiga barlamaanka Puntland iyadoo uu halkaasi ka jeediyay qudbad dheer. Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay in shaqo uu qaban karo qof Somali ah aan la keeni Karin qof ajaanib ah. Waxana uu ka digey in hadii federal la qaadan waayo ay iyaguna dhinac kale eegi doonaan.

IMG_8959[1] IMG_8984[1] IMG_8989[1] IMG_9007[1] IMG_9008[1] IMG_9018[1] IMG_9022[1] IMG_9033[1] IMG_9056[1] IMG_9104[1] IMG_9164[1] IMG_9186[1] IMG_9225[1] IMG_88981[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM