November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka furey shirka wadatashiga beelaha ku bahoobey Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa furey shirka wadatashiga beelaha ku bahoobey Puntland oo manta ka dhacay Gaalkacayo.. Madaxweynaha oo ka hadlayay marxaladihii ay soo martey Puntland ayaa ka hadlay kuwa hadda sugaya. Waxa iyana hadashay Caasha Geelle iyo masuuliyiin kale. Puntland qaybteeda Sool iyo Sanaag ayaa intooda badan gacanta ugu jirta ugu jirta maamulo kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM