15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Puntland oo ka waramay sida ay ka yeelayaan caruurtii dhiigmiiradku soo duufsaday

Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas oo booqdey jiida hore ee dagaalka ay kula jiraan dhiigmiiratada iska soo horeysiisay caruur yaryar oo aan qaangaadhin oo haday ku qabtaan aan ku sii daynayn laakiin ku dilaya. Somalida badankooda oo aan argagixisada ka hadli Karin guryahana ku qarsada ayaa ka yaabay ficilkan u dambeeyay ee dadka waxgaradka ahi hore u ogaayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS