Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas oo la kulmay raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa ku eedeeyay Galmudug oo aanu ictiraafsanayn in ay xasuuqeen dad shiciba barakacna gaysteen. Dagaalkii u dhexeeyay labada dhinac ayaa waxa ku barakacay dad masaakiina oo deganaa goobihii dagaalku ka dhacay. Raiisal wasaaraha ayaa yimi Garoowe si uu u xalityo arintan foosha xun.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM