22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Puntland oo sheegay heesaha tan uuu ugu jecelyahay waraysi ku saabsanaa qaybaha jacaylka

Madaxweynaha Puntland oo waraysi xiise leh lala yeeshay ayaa wax laga waydiiyay heesaha ta uu ugu jecelyahay iyo nolosha guud ahaan waxyaabaha kale duwan ee uu jecelyahay. Cabdiwelli Gaas oo dhalinyareeyay ayaa laga codsatay in uu heesta Kinsi AUN uu ku luqeeyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM