21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Shiinaha oo booqdey masaajid ku yaala Woqooyi galbeed dalkiisa iyo kabaha oo uu bixiyay

Madaxweynaha Shiinaha ayaa booqdey masaajid ku yaala Woqooyi galbeed dalkiisa iyo kabaha oo uu bixiyay. Maaha markii ugu horeysay ee madaxweynuhu booqdey masjid. Shiinaha ayaa inta badan diidan kooxaha xagjirka ah.




Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS