Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe oo xal u raadinaya isku dhacyada xadka Somalida iyo Oromada. Waxa intii uu jire maamulkii Cabdi Iley jirey isku dhacyo u dhexeeyay dadka walaalaha ah ee Somalida iyo Oromada oo inta badan ay ka dambeeyeen Tigreegu.
Kulan ka dhici doona Addis ababa ayaa madaxweyne Mustafe Cagjar uu la kulmi doonaa madaxda Oromada degan xadka labada dhinaca si loo soo afjaro muranada taagan.
Dad farabadan ayaa macno daro uga dhintey Somalida iyo Oromada sanadkan lagu jiro iyo kuwii ka horeeyay.
Saraakiil ka tirsan madaxtooyada magaalada Jigjiga ayaa xaqiijiyay in madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar uu wado dadaalo loogu gurmanayo dadka ka barakacay magaalada Moyale colaadii ka dhacday.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay