18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Somaliland ayaa hambalyo u direy shacabka reer Woqooyiga ah munaasabada sanadka CUSUB

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hambalyo u direy shacabka reer Woqooyiga munaasabada sanadka cusub una rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabadqab, caafimaad.

Dhinaca kale waxa shaqaalaha maamulka la fasaxay maalinta Sabtida iyadoo sanadka cusub ee milaadiga uu ku soo aaday maalinta weyn ee Muslimiintu leeyihiin ee Jimcaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS