X

Madaxweynaha Somaliya ahna safiirka Imaaraadka oo amray

Madaxweynaha dalka ahna safiirka Imaaraadka oo la kulmay gacanayerihiisa Xasan Culusow ayaa amray in si degdega loo xoojiyo amnigiisa xilli la soo sheegayo in Somaliya uu ka dhigayo gobol ka mida Imaaraadka.


Madaxweynahan Somaliya ahna safiirka Imaaraadka ayaa si aan hore loo arag ula kulmay afhayeenka golaha shacabka iyo kan aqalka sare waxase ka sii daran inuu dhex fariistey wasaaradii gaashaandhiga.


Afhayeenka iyo kan aqalka sare wuxuu kala hadlay sidii ay uga taxadari lahaayeen in mooshin ama soo jeedin looga keenin Xasan Culusow halka wasiirka gaashaandhigana hordhigey qorshaha uu ku qoranayo askar.

”Sida dalku ku socdo waa Somaliya oo laga dhigayo gobolka Sideedaad ee Imaaraadka Carabta ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.