21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynaha Somaliya oo dalkiisa uu ku soo dhaweeyay madaxweynaha Masar C/fataax Alsisi+SAWIRO

Qaahira 29 nDec 2014–Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dalka Masar ku tagey booqasho gaaban halkaas oo uu ku soo dhaweeyay madaxwynaha dalka Masar C/fataax Al-Sisi. Booqashada madaxweynaha Somaliya uu ku tagey ayaa lagu sheegay in Masar laga codsanayo inay wax ka dhisto ciidanka qaranka.

Xasan Sheekh ayaa turjumaan ahaan u kaxaystay wasiirkii hore ee warfaafinta Daahir Muxumed Geele halka afhayeen uu ka dhigtey Daauud Aweys.

sass we sw se

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM