X

Madaxweynaha Somaliya oo saxiixay sharci muhiim u ah dalka

ARAABINEWS

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo ayaa qalinka ku duugey sharci marxalado kala duwan soo maray oo muddo dheer la maaganaa in la meelmariyo. Sharcigan ayaa ah la dagaalanka musuqmaasuqa.


Wey adagtahay dal aan sharci adag iyo awood lahayn in laga dhaqangeliyo ama la xakameeyo musuqa oo ragaadiyay dawlada iyo dadkaba. Musuqa ugu xumaa ahaa kii ardeydii ku guulaystey deeqaha waxbarasho booskoodu lagu bedelo kuwo ebera.


Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Somaliya tahay dalka ugu hooseeya dhinaca musuqmaasuqa. ”Waa laynoo qariyaa ee waxaan nahay 194 oo ah dalka ugu hooseeya ayu yiri.

Lama garan karo sida sharcigan loo fulin doono ayadoo ay muhiim tahay in laga bilaabo xagga ugu saraysa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.