X

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo sii maray Jabuuti arkayna madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geele+MUUQAAL

Jabuuti-Araabinews–Madaxweynaha Somaliya oo ku sii jeeda Jarmalka ayaa sii maray Jabuuti halkaasi oo uu sii arkay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele kana wada sheekaysteen arimaha guud ee Somaliya. Xasan Sheekh ayaa arin caafimaad u tagaya Jarmalka isagoo kahor u tagey dalkaasi Turkiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.