X

Madaxweynaha Suuriya iyo xaaskiisa oo laga helay hargabka Karoona

Madaxweynaha Suuriya ayaa sheegay in isaga iyo xaaskiisa laga helay hargabka Karoona ayna hadda kadib geli doonaan is takoorid muddo sadex usbuuca. Suuriya ayaa ka mida dalalka uu aad ugu yaryahay hargabka Karoona.


Madaxweynaha Suuriya oo hadda ka taliya dalka intiisa badan aan ka ahayn meelo yar oo ay joogaan ciidamada Turkiga iyo kuwa Maraykanka ee la jira argagixisada Daacish.


Madaxweynaha ayaa ka mida madaxda ugu horeeya Carabta ee isagu sheegay inuu haleelay hargabka Karoona. Ruushka ayaa sheegay inay la soo gaari doonaan daawadooda Sbutnik ee iyadu ahayd daawooyinkii ugu horeeyay ee looga hortago Karoona.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.