X

Horjooge Muuse Biixi oo kala garan waayay cida laga ordayo iyo cida loo ordayo

Fadhiid Muuse Biixi oo inta badan maalmaha qaar sunta iska butaaca ayaa kala garan waayay cida laga ordayo iyo cida lagu ordayo. ”Waxa maalin kasta Hargeysa dhalintii halbowlaha u ahayd beesha ISAAQ xageyna tageen waxay isku shubaan Hargeysa ayuu yiri Xuseen Warsame.


”Waxaan ku qoslaa dadka uu la hadlayo dadka uu moodayo dhalinta uu la hadlayo dhalinta uu moodayo ayuu raaciyay.

”Shalay bug iyo cuqdad waa lagaa dhegaysan jirey maantase dhalintii beentaa lagu akhrinaayay way fahmeen in lagu awr-kacsanaayay wayna ka haajireen magaalada.


”Waa dhoohane shalay maanta mooday ayuu yiri Xuseen Warsame. ”Haddii magaaladii aan ku dhashay laygu feedhay waxaan rabaa inaan isaga tago ee halkee igula taliseen inaan tago maanta ayay tiri Hoodo Garays oo askarta Muuse Biixi feedheen.


”In Farmaajo la rabo inuu mar labaad soo noqdo ayaa Somali isku raacdey ee waxba afka haku balaarin cuqdadlow yahow ayay tiri Luul Xayle oo Muqdisho joogta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.