Madaxweynaha Turkiga Dayib Erdogan ayaa ku dhawaaqay in Turkigu u dareeri doono doorasho bisha Nofember ee soo socota kadib wadatashigii lagu samayn lahaa doorasho oo fashilmey. Doorashadii la galay doorkii dhawaa ayaa waxa gldario ka soo gaartey xisbiga Dayib Erdogan ee haysta fikrada urur diimeedka Akhwaanka.
Waxa si xoogleh ku soo baxayururada Kurdiyiinta oo ay taageerayaan xoogag aamusnaa oo diidan fikradaha Dayib Erdogan..waxase xisbiga madaxweynuhu taageerada ugu badan ka helaa Turkida caadiga ah isagoo mudadii u hayay la helay dhaqaale koboc badan.
Dorashada Nofember ayaa la cfilayaa in xisbigiisu helo aqlabiyadii hore ay u waayeen inkastoo la filayo in ururada kale u midoobaan inkastoo ayna isku fikir ahayn.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay