Muqdisho-Araabinews–Madaxweynaha Turkiga ayaa furay isbitaalkii Digfeer kaas oo dawlada Turkigu dhistey iiyadoo kii hore uu burburey. Isbitaalkan ayaa ah mid casri oo aan ka jirin wadamada geeska Afrika. Madaxweynaha Turkiga ayaa loogu magacdaray isbitaalka taas oo sharaf looga dhigey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![Digfeer-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/Digfeer-11.jpg)
![Digfeer-2[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/01/Digfeer-21.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay