Madaxweynaha wareersan ee Maraykanka oo eryay wasiirkiisi arimaha dibedda. Trump ayaa mashaakil ka haystaa dhinaca xukunka taas oo uu u maareyn la’yahay.
Wasiirkiisii arimaha dibedda ayaa soo gaabiyay socdaal uu ku joogey Afrika, wuxuuna dib ugu noqdey dalkiisa. Wasiirkan ayaan laga wargelin la hadalka Woqooyiga Kuuriya.
Trump ayaa kolba xunbo cunkanaya ayadoo laga baqayo in xukunka laga tuuro.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay