November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar oo sharaxay cadowga umada Somalida ee argagixisada shabaab+Shariif Xasan: MUUQAAL

WP_20150214_001Jigjiga–Madaxweynaha ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa sharaxay cadowga ummada Somalida iyo kan bani aadamka ee argagixisada shabaab wuxuuna sheegay in ay haboon tahay in daalimiintaas diinteena ku soo duulay laga tirtiro cariga Somalida. Waxa isna goobta ka hadlay Shariif Xasan oo dalbaday caawimo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS