Waxaa maanta magaalada Buuhoodle soo gaadhay wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dawlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar.
Waxaana soo dhaweeya Madaxweynaha iyo waftigiisa bulshaweynta reer Buuhoodle oo ay horkacayaan Garaad C.risaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali
Waxaanay Madaxweynaha iyo Waftigiisu ay sheegeen inay wadeen kormeer indha indheyna oo ay ugu kuurgalayaan xaalada abaareed.

Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
![Cabdi-maxamuud-cumar.jpg7_[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/Cabdi-maxamuud-cumar.jpg7_1-300x225.jpg)
![Cabdi-maxamuud-cumar.jpg6_[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/Cabdi-maxamuud-cumar.jpg6_1-300x225.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay