21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ka hadlay hawsha ay ka qabanayaan daadkii soo rogmadey ee Jigjiga

Madaxweynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadlay goobtii uu daadku ku qaaday dad shacaba wuxuuna hoosta ka xariiqay in ay hayaan qorshihii loo samayn lahaa si daadku mar dambe u qadin dadka goobtaasi iyada ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS