Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadley sii deynta maxaabiista. Waxa shalay la sii daayay maxaabiis gaaraysa 1500 oo ku xirnaa jeel la yiraa jeel Ogaadeeniya.
“Maxaabiis badan baa Xukuumadu ay cafiday, qaar baa waqtigoodii u dhamaaday, qaar kalena waxa ay ka tirsanaayeen ururka Nabad Diidka, shaqo abuur ayaa loo sameynayaa, sanadkata waan sii deynaa Maxaabiista.” Ayuu yir Madaxweyne Cabdi Maxamuud.
Siideynta Maxaabiistaan ayaa lagu soo beegmay xilli wadahadal qaatay maalmo badan ay yeesheen ONLF iyo sidoo kale dowladda Itoobiya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay