24/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Cabdiwelli Gaas oo amaaney Siyaad Barre sharaxayna wuxuu ku doortey nidaamka degmooyinka

Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas oo la hadlayay jaaliyada Puntland ee Kanada ayaa amaanay cadaaladii Siyaad Barre ku qaybiyay degmooyinka dalka wuxuuna dhinaca kale sharaxay qorshihii uu la tagey Kismaayo ee doorashada ee uu sheegay in laga diidey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS