23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Cali Khaliif oo booqdey jiida hore ee dagaalka

Madaxweynaha Khaatumo State Cali Khaliif ayaa booqdey jiidaha hore ee dagaalka isagoo hadda seefta la baxay kadib in muddo ah oo uu ka shaqeeyaty nabada deegaanada Woqooyiga. Dr Cali Khaliif ayaa booqdey deegaano ay ka mid yihiin Balicad,Kalabaydh iyo Lafaweyne.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS