Madaxweynaha Khaatumo State ayaa maalintii labaad ku sugan deegaanka Balicad halkaas oo aad loogu soo dhaweeyay,. Mar uu la hadlayay dadka deegaanka ayuu sheegay in uu ogaa Balicad oo aan hal coosh ka dhisneyn maantana uu sheegay in uu rajaynayo in uu joogo maalmo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM