12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Camey oo culimada ku canaantey ka hadal la’aanta argagixisada

Madaxweyne Camey ayaa culimada Muqdisho ku canaantey ka hadal la’aanta argagixisada ayagoo marka fanaan timaado dalkeedana qaylo ka soo saara. Culimada Somaliyeed ayaa guud ahaan ka gaabiyay ka dagaalanka argagixisada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=d4JOrWN8gT8[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS